Shirkadaha Isgaarsiinta dalka oo soo saaray War Saxaafadeed Xasaasi ah (Akhriso)

Kulan ballaaran  uu  qaban  qaabiyay   URURKA    SHIRKADDAHA    ISGAARSIINTA    SOMAALIYEED    (USIS)   oo  ah  Urur  ay ku  mideysan  yihiin Shirkadaha    bixiya    adeegyada    telefoonada    iyo    Internet-­‐ka    ee    kor    ku    xusan,    ayaa    ka    dhacay   magaalada    Muqdisho    27kii    Sept    2018    . Kulankaas  waxaa  looga  hadlay   arimo  badan  oo ay ka mid yihiin xaalada Adeegyada     Isgaarsiinta  & Tiknoolajiyada ee dalka,halka … Continue reading Shirkadaha Isgaarsiinta dalka oo soo saaray War Saxaafadeed Xasaasi ah (Akhriso)